TOP DHAGEYSO:- Banaanbaxyo Waaweyn Oo Maanta Ka Dhacaya Muqdisho Iyo Gobolada Dalka

0

Gudoomiyaha Gobolka Banaadir Thaabit Cabdi Maxamed ayaa sheegay in  Magaalada Muqdisho dhamaan degmooyinkeeda laga dhigi doono Banaanbaxyo waaweyn.

Waxa uu sheegay in shacabka Muqdisho ay Maanta muujin doonaan Shacuurtooda, ugu dambeyna kulan duca ah lagu qaban doono Garoonka Kubadda Cagta ee Banaadir Stadium.

Silamid ah Muqdisho Magaalooyinka Baydhabo iyo Baladweyne ayay ka dhici doonaan banaanbxydaan iyada oo haatan laga dareemayo diyaar garoowgii u dambeeyay.

Hoos Ka Dhageyso Codka gudoomiyaha