Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Taabid Cabdi Maxamed Ayaa Sheegay in Amniga Ay Ka horeyso Cadaalad loo sameeyo Bulshada Taana Ay Ka qeyb Qaadan Karaan Dhalinyarada Soomaaliyed.
Waxaana uu muujiyay Guddoomiye Taabid in Muhiim Ay Tahay in laga faa’iideysto Xooga & Aqoonta Dhalinyarada Soomaaliyed.
Halkaan Hoose Ka Dhageyso codka