Shalay gelinkii dambe deegaanka Garas Baaleey ee duleedka Muqdisho waxaa isku dilay mid ka mid ah Ciidamada Nabad-Sugida Soomaaliya iyo nin la sheegay in uu ka tirsanaa Al-Shabaab kadib dagaal dhex maray.
Labadooda ayaa dagaal kadib la sheegay in ay Goobtii ku wada geeriyoodeen oo aheyd Bartamaha laamiga deegaanka Garasbaaleey.
Faarax Xasn oo ah Askariga Nabad-Sugida ka tirsanaa ee la dilay Walaalkiis ayaa Dalsan uga sheekeeyay qaabkii uu dilka u dhacay.
HALKAAN HOOSE KA DHAGEYSO