Musharaxii madaxweyne ee xisbiga mucaaridka ah ee Waddani Cabdiraxmaan Maxamed cabdilaahi Ciro khudbad u jeediyey shacabka magaalada Borama waxaa uu ka hadley dagaalka Tuko-raq ee xiligan ka dhex taagan maamulada puntland iyo soomaaliland.
Musharax Ciro waxaa uu sheegay in aanu dagaal xal aheyn isla markaana arinta xuduudka lagu dhameeyo