Madaxweynaha Xukuumadda Somaliland, Muuse Biixi Cabdi, ayaa dhawr arrimood kaga hadlay wareysi dheer uu bixiyay .
Madaxweynaha, ayaa ka hadlay arrimo ay ka mid yihiin safarada uu ku kala tagey Wadamada Jabuuti iyo Itoobiya, dhismaha xukuumadiisa cusub iyo weliba dhiilada ka taagan Deegaanka Tukaraq ee Gobolka Sool.