DHAGEYSO:-Maamulka khaatumo oo war culus ka soo saaray dagaalka Tukaraq

1

Taliyaha Khaatumo ugu magacaaban degmada Boocame ee gobolka sool ayaa  hadlay arimo badan oo ay kamid yihiin dagaalada ka socda deegaanka Tukaraq, xaalada gobolka Sool, duulaanka Somaliland iyo hawlgalka xoreynta gobolka Sool oo xiligan socda

Wuxuu sheegay in puntland iyo soomaaliland ayna iska lahayn deegaanka tukaraq ayna tahay dhulka maamulka khaatumo wuxuu puntland ku dhaliilay in ayna diyaar u hayn soo celinta gobolka sool balse ay tahay dhanka afka oo kaliya sida uu sheegay

Comments are closed.