Dabkan ka kacay Kaalinta shidaalka Magaalada Garowe ayaa waxa uu sababay dhimashada 2 qof Balse waxaa Loo badinayaa inay intaas ka badan tahay , Waxaana jira dhawaac soo gaaray tiro dad ah,
Dabka ayaa waxaa uu ka kacay Kaalin shidaal , iyadoona gabi ahaanba ay gubteen ilaa 3 bakhaar oo kaalintu ku taalay ,Waxyaabaha Sababay dabkan gasytay khasaaraha Nafeed iyo Maaliyayeed ilaa iyo hadda Lama oga .
Xog-hayaha Dawlada Hoose Degmada Garowe Maxamuud Cali Guray oo ku sugnaa Goobta dadbku ka kacay ayaa faahfaahin ka bixiyay khasaaraha ka dhashay dabkan.
Shacabka ayaa aad oga Carooraday kana xumaaday Magaalada aan Lahayn dab damiska sida ay tilmaameen waxayana dawlada ogu baaqeen inay magaalada u samayso dab dabi