Waxaaa Magaalada muqdisho ka socda Qaban Qaabada ku aadan sand guuradii 1aad ee Madxweyne Farmaajo

0

Kacaanka 8feb Oo Halsano Jirsandono Malinta Khamista Iyo Dabaaldagyo waaweyn Oo la Qorshenayo Iney Kadhacan Dalka Iyo dibada kuwaas Oo lagu Taagerayo Waxqabadki halka Sano ee madaxweyne farmaajo Iyo Raisul wasaare kheyre.

8 feb2018-ka waxaa mudo sannad ah ay u buuxsamaysaa maalintii xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya ay si rasmi ah ugu doorteen Mudane Maxamed Cabdulahi Farmaajo inuu noqdo Madaxweynahii sagaalaad ee ay yeelato Jamhuuriyada Soomaaliya iyadoo isla Bishaas February 23-kedii Sannadkii 2017-kii uu Madaxweyne Farmaajo xilka Ra’iisal wasaaraha uu u magacaabay Mudane Xasan Cali Kheyre.

Baarlamaanka markii ay ansaxiyeen Ra’iisal wasaare Kheyre waxuu isaguna maalmo kooban ka dib uu soo dhisay gole wasiiro oo lixdameeyo ka kooban waxuuna balan qaaday in ay wax ka qaban doonaan dhibaatooyinka jira oo xaga amniga uu ugu weyn yahay.

Mudadaa sanadka ah ee ay dhisan tahay dawladda waxaa la oran karaa waxyaabo badan aya U qabsoomay Kuwaas oo shacabka somaliyeed Qanciyay

Xukuumada farmaajo iyo kheyre waxay adkaysay amanka iyo in ay yarayso musuq maasuqa baahsan ee curyaamiyay dalka
Sidoo kale mudadii yarayd ee xilka ay hayeen waxay shicibka soomaliyed u muujiyeen rajo dowladnimo.

Shacabka somaliyeed Ayaa kuqancay Mudadi halka sano Oo aay shaqeyeen Madaxweyne farmaajo iyo raisul wasare kheyre Iyago wax qabad muuqda layimid Weliba Iyado aay jireen Culeyso waa weyn oo ugu imanaye mucaradad Xoog bdn oo Hugun dadno shisheeye Iyo mid shaqsiyadeed.