DHAGEYSO:-Soomaaliland oo sheegtay in ay gacanta ku hayaan Degmada Bocame

0

Xili ay soo baxayaan waraar kala duwan oo ku saabsan cida gacanta ku haysa magaalada boocame soomaliland iyo puntland waxaa markii ugu horaysay warbaahinta la hadlay taliye ugu magacaaban maamulka somaliland boocame ayaa sheegay in ay gacanta ku hayaan magaalada

Hoos ka dhageyso codka