Dhagayso:- Farmaajo “Waxaan Dib U Bilaabi Doonaa Wadahadalada Soomaaliya Iyo S/Land

0

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/laahi Maxmed farmaajo oo u Warramaya Laanta Afka Soomaaliga ah ee BBC-da yaa ka hadlay arrimaha la xariira wadahadalkii dowldaDhexe iyo Soomaaliland.

Madaxweyne Farmaajo ayaa tilmaamay in la bilaabayo wadahadaladaasi, islamarkaana dowladdiisu ay ka shaqeyn doonto sidii la’isugu soo dhaweyn lahaa labada dhinac.

Hoos ka Dhagayso.