Dhagayso: Xoolo Dhaqato Isugu Soo Guurtay Is ku shuban Oo ka Cabanaysa Biyo iyo Baad laan Haysatay iyo Wadooyinkii loo Soomarilahaa oo Xirmay

0

Degmada isku shuban ee Gobolka bari iyo tuulooyin hoos yimaada Ayaa waxaa  Jajirta Abaaro saameen ku yeeshay Dadka iyo duunyada ku dhaqan halkaasi

Degmada ayaa waxa ay ka midtahay deegaanadii ay usoo Naq raaceen dadkii ka soo Guuray Gobolada Dalka oo ay ku Dhufatay Sanadkii tagay Abaartii Sima.

Degmada iyo Tuulooyin hoos yimaada ayaa waxaa laga soo sheegayaa in ay kajirto biyo  iyo baad l aan Haysata dadka Xoolo dhaqatada ah ,Mana laha Degmada wax Ceel Biyood aha oo ay dadku ka cabaan.

Hadaba Xaaladaasi bani Aadanimo ee kajirta Degmada  iyo Tuulooyinka hoos yimaada Degmada  Waxaan kawaramaya Gudoomiye kuxigeenka Degmada iskushuban Axmed Jaamac Aadan.

Hoos ka dhagayso