DHAGEYSO:-Wasiirka Gaashaandhiga Oo Sheegay In Uu Magacaabayo Gudi Saraakiil Ah

0

Wasiirka wasaaradda Gaashan dhigga Soomaaliya ayaa sheegay inay wasaaradu dib u habayn ku samaynayso Ciidamada Xogga Dalka Soomaaliya.

Mudane Maxamed Mursal Shiikh C/raxmaan wasiirka wasaarada Gaashandhigga Soomaaliya ayaa sheegay inay magacabayaan gudi ka shaqaynaya dib u dhiska dalka iyo ciidamada xogga dalka Soomaaliya sharaftooda sidii loosoo celin lahaa.