DHAGEYSO:-Cali Khaliif”Askarta ilaalisa madaxweynaha puntland ayaa xasuuq ku haya shacabka Khaatumo”

0

Cali Khaliif Galeyr Madaxweynaha Maamulka khaatumo balse isaga iyo taageerayashiisa ay ku biireen Maamulka Soomaaliland ayaa eedeyn u jeediyay Madaxweynaha Puntland.

Waxa uu sheegay Cali Khaliif in Ciidamo kas ocda Madaxtooyada Puntland gaar ahaan ilaalada Madaxweyne Gaas ay xasuuqeen Shacabka degan deegaanada Xaduudka ah deegaanada Puntland.