DHAGEYSO:-Baarlamaanka hirshabelle oo ansixiyay hindise sharciyeedka wasaarada maaliyada hirshabelle

0

Baarlamaanka hirshabelle Ayaa ansixiyay hindise sharciyeedka wasaarada maaliyada hirshabelle oo mudo ay mudanayaashu ka doodayeen waxaana laga saaray qodobo loo arkay in ayna shaci ahayd xiligan wasiirka maaliyada maamulka hirshabeele ayaa u mahad celiyay