C/raxmaan Muuse oo ah Gudoomiyaha kaamka barwaaqo oo galinkii danbe ee shalay ay soo gaareen dad barakacayaal ah oo ka soo cararay abaarta waqtigan haleeshay deegaaanada Koonfur galbeed aya dowlada iyo shacabka soomaaliyeed ka dalbaday in ay caaawiyaan walaalahooda ka soo barakacay abaarta gayigoodii dhulkaasi ka habsatay.