DHAGEYSO:-Ciidamada dowladda Soomaaliya oo qabtay Gaari laga soo buuxiyay waxyaabaha Qarxa

0

Ciidamada Ammaanka dowladda Soomaaliya ayaa gacanta ku dhigay Gaari laga soo buuxiyay waxyaabaha qarxa Magaalada Baledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan.

Sidoo kale ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa qabtay rag iyo sidoo kale hubkii ay wateen oo gaarigaasi la socday.

Saraakiisha ciidamada Ayaa Warbaahinta U Xaqiijiyay in gaarigaasi  lagu qabtay Xaafadda Buundo weyn ee Magaalada Baledweyne.

Hoos ka dhageyso codka