MD Galmudug Xaaf Oo Ku Dhawaaqay Howlgal Ka Dhan Ah Al shabaab

0

Axmed Ducaalle Geelle Xaaf Madaxweynaha Maamulka Galmudug oo warbaahinta la hadlay ayaa xaqiijiyey in dhawaan ay ku dhaqaaqi doonaan howlgalo ka dhan ah al shabaab
Madaxweyne xaaf ayaa tilmaamay si mashariic looga hirgaliyo deegaanada galmudug ay waqtigan qasab tahay in

shabaab laga xoreeyo deegaanada uu ka jooga maamulka galmudug

waxana uu carabka ku dhuftay 7-da degmo ee ugu horeyso ee ay howlagudu ka bilaaban doonaan