DHAGEYSO:-Xildhibaan Cali Ahmed Jamac Jangali oo Baaq u Diray Beelaha Ku Dagaalamay Horufadhi

0

Xildhibaano ka Tirsan barlamaanka Soomaaliya Ayaa Warsaxafdeed baaq nabadeed ah kasoo saaray xiisada ka taagnayd horufadhi.

waxay Ku baaqeen Xildhibaanada Barlamaanka  In Dagaalka sabab la’aanta la Joojiyo Ayna Ku Dhimnayaan dad wax galabsan.

Hoos ka dhageyso codka Xildhibaan Cali Ahmed Jamac Jangali