Iyadoo guud ahaan dalka Soomaaliya ay ka istaageen dhalinyaro iskood isugu xilqaantahay Qurxinta iyo Bilic soo celinta magaalooyinka waa weyn ee dalka ayaa magaalada Kismaayo waxay kamid tahay meelihii dhalinyaradaasi looga dhawaaqay.
Saraakiisha Nabad Sugida Jubbaland mid kamid iyo dhalinyarada isku xilqaamay qurxinta magaalada ayaa waddooyinka Hilbowlaha u ah Kismaayo ka bilaabay Rinjiyeyn iyo Nadiifin dhanka Bilicdda ah.