Kadib Go’aankii Mudanayaasha Baarlamanka federaalka Soomaaliya oo ay shirkada DP World uga mamnuuceyn dalka barlamanka maamulka soomaaliland ayaa kulan ay hargaysa ku yeesheen waxay ka soo saareen qodobo ay uga hadleen kulankii shalay ay yeesheen barlamanka soomaaliya
Hoos ka dhageyso go’aan ka soo baxay barlamanka soomaaliland