DHAGEYSO:-Xildhibaan Ka Soo Jeeda Gobolka Sool Oo Difaacay Heshiiska Somaliland Iyo Dp World

0

Xildhibaan Ka Soo Jeeda Gobolka Sool Ayaa Difaacay Heshiiska Somaliland Iyo Dp World Ay Wada Galeen Dhanka Kale Xidhibaanadan ayaa ka hadlay xaalada deegaanka tukaraq

Xildhibaanadan ayaa sheegay in xukuumada muuse biixi ay xaq u leedahay in ay heshiis lagasho shirkado shisheeye si ay maalin galin ugu sameeyaan goobaha ganacsiga soomaaliland