DHAGEYSO:-Ururka ONLF oo war bixin naxdin badan ka soo saaray Xaalada Qalbi-Dhagax

0

Madaxda Jabhada ONLF ee dagaalka kula jirta Itoobiya ayaa ka hadashay xaalada Siyaasiga Cabdikariin Muuse Qalbi-Dhagax oo ka mid ahaa madaxda jabhadaas,kaas oo dowladda Soomaaliya ay u Gacan gelisay Itoobiya.

Cabduqaadir Hirmooge afhayeenka Ururka ONLF ayaa sheegay in siyaasiga ay heysato xaalad xun kadib markii sida uu sheegay ay culeys Siyaasadeed ay saartay dowladda Itoobiya.