DHAGEYSO:-Fariin Ka Timid Drs Hodon Siciid Ciise oo ku socota Haweenka puntland

0

Marwada madaxweynaha dowladda Puntland Drs Hodon Siciid Ciise ayaa magaalada Garoowe kaga qayb gashay shir looga hadlayey kaalinta haweenka Soomaaliyeed gaar ahaan kuwa reer Puntland kuleeyihiin siyaasadda.

Drs Hodon Siciid Ciise, ayaa haweenka Puntland ka dalbatay isku duubni iyo taageero dhexdooda ah si ay u buuxiyaan xilalka loo tartamo iyo kuwa laysu magacaabo ee Puntland, xilli Puntland ay ka dhacayso doorashada madaxtinimada iyo midda barlamaanka sanadka dambe.