Madaxweeynaha Soomaaliland Mudane Muuse Biixi Cabdi ayaa waxaa uuu war qoraal ah kasoo saaray qaraxii ismiidaaminta ahaa ee xalay maqribkii ka dhacay degmada Buuhoodle ee Gobolka Togdheer.
Madaxweeyne Biixi ayaa tacsi udiray Eheladii iyo Asxaabtii dadkii ku geeriyooday qaraxaasi oo ay ku geeriyoodeen Siyasiyiin deeganadaasi kasoo jeeday.
Madaxweeynaha Soomaaliland ayaana waxa uu ka dalbaday laamaha amaanka in ay si hufan arintan ubaaraan oo ay soo qabtaan ciddii soo maleegtay.