Qaar kamid ah dadka deegaanka Yoontay oo ka tirsan gobolka Jubadda Hoose ayaa ka cabanaya Yaxaas Xiliga ay ka cabayaan Wabiga oo dadka iyo duunyadaba ay ka wadda Cabaan.
Qaar kamid ah Haweenka ayaa sheegay inay dhowr qof ka qaadeen Yaxaasyadaas kuwaasoo u badnaa dadka Reer guuraaga ah ee gudaha magaalada Biyaha u soo raadsada.
Haweenkan la hadlay Warbaahinta ayaa sheegay in Dhowrkii Asbuuca uu qof qaato Yaxaaska waxaana ay xuseen qofkii ugu danbeeyey inuu Cunay Maalintii Iida ahayd.