Ergeyga Gaarka ah ee Madaxweynaha Soomaaliya u qaabilsan Arrimaha Somaliland Cabdikariim Hussein Guled ayaa maanta kullan muhiim kula qaatay #Muqdisho Safiirka Dowladda UK ee Soomaaliya.
Labada dhinac ayaa waxaa ay ka wadahadleyn dardargalinta qorshaha Wadahadallada DFS iyo Somaliland iyo booqashadii uu dhawaan Safiirka ku tagay Magalada Hargeysa ee Caasimadda Somaliland.
Ergayga ayaa Safiirka iyo Dowladiisa UK uga Mahadceliyay taageeradooda joogtada ah oo ay la garab taagan yihiin Soomaaliya.