Wararka imanaya gobolka shabeelada Dhexe ayaa sheegaya in Ciidamada xoogga dalka iyo kuwa deegaanka ay Hawlgallo ka wadaan degmada Runirgood ee gobolka shabeelada Dhexe.
Ciidankan ku sugan degmada Ruunirgood gobolka shabeelada Dgexe , ayaa ah qayb ka ah kuwii laga abaabulay Muqdisho iyo deegaanada kale ee gobolkaas ee doonaya in ay ka qayb qab qaataan agaalka ka dhan ka ah Alshabaab.
Sidoo kale wararka ayaa sheegaya in Ciidamada Xoogga dalka uto kueaa degaanaka ee Hawgalada ka wada baeaaxyiga degmada Runirgood ee gobolka shabeelada Dhexe ayaa ku sii jeeda xadka U dhexeya Galgaduud & shabeeladaa Dhexe kuwaas oo damacoodu yahaay in dib ugu laabayana Farumihii dagaalka ee hore loo soo babeeyay
Hase ‘ahaatee ‘ Dawlada Federaalka Soomaaaliya ayaa sheegtay in Ciidamada Dawlada & kuwa degaanka ay dib ugu laabanayaan degaanadii hore looga qabsaaday Alshabaab balse ciidanka dawlada ay isaaga soo bexeen.