Kadib Kulan ay Magaalada Muqdisho ku yeesheen Guddiga Qaran ee ka hor-taga lacag dhaqida iyo la dagaalanka Maalgrlinta Argagaxisada ayaa dalka looga mamnuucay isticmaalka waxkasta oo khamaar ah.
Qoraal kasoo baxay Guddiga ayaa sigaar ah dalka looga mamnuucay in looga isticmaalo khamaarka 1XBET oo ay sheegeen in lagu dhaco hantida Shacabka Soomaaliyeed, isla markaana uu kasoo horjeedo, Diinta, Dhaqanka iyo shuruucda dalka.
Hoos Ka Akhriso Go’aanada lagu mamnuucay isficmaalka Khamaarka 1XBET