Kadib markii xaflad si heer sare loo agaasimay ayna ka soo qeyb galeen madax ka tirsan Maamulka Koonfur Galbeeda ee Soomaliya ayaa ka dhacday Dagmada afgooye ee gobolka shabeelaha Hoose waxaana Xafladaas lagu magacaabay maamulo cusub
Afayeenka maamulka koonfur Galbeed soomaliya c,qaadir cashar nadaara ayaa Allgalgaduud.com Oga Waramay Wareegtada lagu magaacay maamulada Afgooye iyo kan Marka ee Gobolka shabeelaha hoose ee maamulka koonfur Galbeed soomaliya
Dhanka kale waxa uu sheegay Afayeenka maamulka koonfur Galbeed soomaliya c,qaadir cashar nadaara in manta xilalkooda ay la wareegi doonaa maamulada la magacaabay
Maamul koonfur Galbeed soomaliya ayaa dhawanahaan waday hor iyo magacaabida gudoomiyaasha gobolada shabalaha hoose iyo Bay
Hoos ka dhageyso: