Waxaa maanta maxkamada ciidamada qalabka sida ayaa Fulisay xukunu dil kuwasoo lagu ridey Askar ka tirsan ciidamada dowlada soomaliya kuwasoo dil u geystay ciidamada dowlada soomaliya
Maxkamada ayaa ku eedeesay Askartaan in ay ka dambeyeen dilal muqdisho loog geystay qaar kamid ah shacbka oo magaalada Muqdisho ku nool cadeemo kadib ay ku cadaatay in ay ka dambeyeen dilalkaas
Dhanka kale maxkamada ciidamada qalabka sida ayaa xabsiga ka sii deysay saraakiil ka tirsan ciidamada dowlada soomaliya kuwasoo lagu eedeeyay qaraxii ka dhacay Hotel Syl ayna ku dhinteen saraakiil ka tirsan dowlada soomalya iyo dad kale oo ku sugnaa Hotelka xiligaas
Bahda saxaafada ayaa ku sugneed xarunta maxkadamada ciidamada qalabka sida oo maanta xukuno dil ah ku fulisay qaar kamid askarta ciidamada dowlada soomaliya sidoo kalana xasbiga ka siii deysay saraakiil ka tirsan ciidamada dowlada soomaliya
Gashaanla dhexe Xasan cali nuur shuute ayaa ka warbixiyay qaabkey u dhacday maanta Xukunada ay ridey maxkamada ciidamada qalabka iyi sii deynta saraakiisha ka tirsan ciidamada dowlada soomaliya
Halkaan ka dhageyso Xukunada ay maxkamada ay Fulisay maanta