Horjoogaha Maleeshiyaadka Raaskambooni Axmed Maxamed Islaam “Axmed Madoobe” oo Warbaahinta Kula hadlay Magalada Kismaayo ayaa sheegay in Dowladaha Ethiopia iyo Kenya uu kala hadlayo qilaafka kala dhaxeeya dowlada Federaalka Soomaaliya.
Axmed Madoobe ayaa sidoo kale Shegay in labadaasi dowladood ay ka wada uu kala soo hadli doono Arrimo la xiriira Howlgalada iyo sidoo kale hormarinta deegaanada Raaskambooni.
Shalay ayay ahayd Markii Horjoogaha Raaskambooni Axmed Madoobe uu u safray Dalka Ethiopia.