Afhayeenka ururka argagixisada ah ee Al Shabaab Cali Dheere ayaa waxa uu ku faanay weerarki waxuushnimada ahaa ee shalay ku hoobteen dadka badan ee rayidka ahaa.
Cali Dheere ayaa sidoo kale waxa uu hanjabaad u diray dowladda Isutaga Imaaraadka Carabta.