DAAWO Sawiro-Isbitaalka Gaalkacyo Ee Galmudug Oo Dawo La.aan u xermi Raba

0

Isbitaalka Guud ee Magalada Gaalkacyo Oo Ay Jiifaan Bukaano Fara badan Oo laga kala keenaya dagmooyinka Mudug galgadud iyo deegaano ka Tirsan Dhulka ismaamulka soomaalida Itoobiya kuwasi oo qaba xanuuno kale duwan ayaa haddane Xilligaani Waxaa laga Dareemayaa isbitaalka  dawa La.aan Xoogan maadama Haayadihii Gar Gaarka siin jiray Ay Gaabiyeen

Masuuliyiinta Isbitalka Ayaa sheegay in hadii xalada hadda ka Taagan isbitaalka wax laga qaban waayo ay ka siii darto iyagoona ugu baaqay dowlada Soomaaliya iyo Haayadah Samafalka in Kaalmo dag dag ah ay la soo gaaran

Agaasimaha Guud ee isbitaalka Gaalkacyo Maxamed Cabdi Oo Codkagalmudug.com kula hadlay Gudaha isbitaalka  ayaa ka warmay wax ka dhan kara hadii aan laga soo jawaabin cabashada Maamulka

Duqa dagmada Gaalkacyo bile Diini Cali oo Maanta Kormeer ku tagay isbitaalka ayaa sheegay in looga baahan yahay haaysaha samafalka iyo dowlada dhaxe bad baadiyaan nololsha dad badani oo ku xeran adeegyada uu bixiyo isbitaalka

 

Hoos ka Daawo Sawirada

6 7 8 10 11 13 14 71 111 131