Suldaan C/qaadir C/laahi Haadi oo kamid ah Salaadiinta kasoo jeeda gobolada Jubbooyinka oo la hadlay
Warbaahinta ayaa sheegay in ay kusoo duuleen gobolada Jubbooyinka dadka yimaaday Kilil5 aad Puntland iyo Waqooyi bari Kenya, isagoona ugu baaqay dadka Jubbooyinka dagan arintaasi inay ka dhiidhiyaan.
Suldaanka ayaa si gaar ah u eedeeyay Horjoogeyaasha C/rixmaan Faroole iyo Axmed Madoobe.
[ca_audio url=”http://allgalgaduud.com/wp-content/uploads/2013/06/Nabadoon-Cabdirsaaq.mp3″ width=”500″ height=”27″ css_class=”codeart-google-mp3-player” autoplay=”false”]
Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com