Maamulka Axmed Madoobe ee Kismaayo fadhiya ayaa bilaabay inuu si sharci daro ah uu ku bixiyo dhulalka ku yaala magaalada Kismaayo ee uu xooga kula wareegay.
Dhul aad u wayn oo ku yaala dhulka Xeebta ah ee loo dal xiistago ayaa hada kooxdaan waxay u gacan galiyeen dowlada Talyaaniga.
Cabdulqaadir Luga Dheere oo ah ku xigeenka Axmed Madoobe ayaa Talyaaniga u Saxiixay dhulkaan in la siiyay.
Mudooyinkaanba waxaa magaalada Kismaayo si wayn looga dareemayay dhul boob aad u balaaran.
HALKAAN KA CADAAWO SAWIRADA WAXA KISMAAYO KA DHACAY.