TOP DHAGEYSO WAREYSI:- Baaritaano Xoogan Oo saakay ka Socda Magaalada Baardheere Ee Gobolka Gedo

0

Waxaa Haatan ka socda Magaalada Baardheere ee Gobolka Gedo Howgalo Baaritaano ah  ay sameynayeen ciidamada dowlada soomaliya iyo kuwa amisom gaar ahaan ciidamada Kenya iyo Ethopia

Dadka ku nool Magaalada Baardheere ayaa  kusoo waabariistaySaakay  baaritaano ay sameynayaan ciidamada dowlada soomaliya iyo kuwa amisom gaar ahaan ciidamada Kenya iyo Ethopia oo shalay la wareegay Magaalada Baardheere ee Gobolka Gedo

Wadooyinka soo Gala Magaalada Baardheere waxaa saakay lagu arkayaa ciidamada dowlada soomaliya iyo kuwa amisom gaar ahaan ciidamada Kenya iyo Ethopia oo baaritaano sameynaya xiligaan

Shalay ayay aheyd markii Magaalad Baardheere ay la wareegeen ciidamada dowlada soomaliya iyo kuwa Midowga Africa ee Amisom kadib mudo 7-sano ah ay al-shabaab Gacanta ku hayeen,

Hoos ka dhageyso wareysi: