Gudoomiyaha Gudiga Amniga Degmada iyo Deegaanka Caabudwaaq Cabdul Samatar Maxamed oo la hadlayay Shabakada Allgalgaduud Media ayaa ka warbixiyay Hawlgalo lagu sugayay amniga oo ay qaadeen kaasoo lagu soo qabtay hub iyo dad lagu tuhmay inay amni daro ku shuqul lahaayeen.

Gudoomiyaha ayaa Shir Jaraa’id oo uu warbaahinta u qabtay kadib waxaa aan la yeeshay wareysi ku saabsan hawlgalkii ay qaadeen iyo xaalada guud ee amniga deegaanka waqtigan.
Halkaan ka dhagayso Waraysi dhinacyo badan leh oo Gudoomiyaha Gudiga Amniga aan la yeelanay.
DAAWO SAWIRADA HOWLGALKA MAANTA:
Cabdikariin Axmed Bulxan
Shabakadda Allgalgaduud Caabudwaaq