Gudoomiyaha Gudiyada Rajo soo Celinta Waqooyiga Gobolka Galgaduud Axmednaasir Jaamac Dhirif oo la hadlayay Warbaahinta Allgalgaduud ayaa ka warbixiyay halka ay wax u marayaan Gudiyada Rajo soo celinta Waqooyiga Gobolka Galgaduud.

Shiikh Axmed ayaa sidoo kale waxaa uu ka hadlay kulan guud oo ay gudiyadu u qabteen Golahaa Odayaasha iyo qaybaha Bulshada kaasi oo looga wada tashanayay waxa qabsoomay tan iyo markii ay dhismeen gudiyadaasi iyo howlaha la xariira aminaga degmada iyo sida ay haatan wax ku socdaan.
Halkaan ka dhagayso Waraysi dheer Gudoomiyaha aan la yeelanay.
C/kariin Axmed Bulxan