Kulan Ay isugu Yimaadeen waxgarad iyo Cuqal ka soo jeedda goboladda jubooyinka iyo gedo ayaa waxey kaga hadleen arimo dhowr ah oo ku saabsan xaaladda deegaanadaasi,
Shabakadda AllGalgaduud Media (AGGM) Ayaa Xiriir Toos ah la sameysay Kulanka ay yeesheen Waxgaradka, waxaanna Ay Ku Suganyihiin magaaladda Columbus Ee Gobolka Ohio, Qodobada ay ka hadleen waxaa Kamid ahaa eedeen ay ujeediyeen Ciidamadda Midowga Afrika ee AMISOM.

Waxagaradka Shiray Ayaa Si Qoto Dheer oga warbixiyay Dhibaatada Ciidamadda Itoobiya Ku hayaan Shacabka Gobolka Gedo.
Magacyadda Masuuliyiinta Kulanka Kadib Lahadlay All-galgaduud ayaa waxaa kamid ah:
Maxamed Warsame (Oomaar) : Nabadoon
Xasan Faarax Cabdille (Xasan Cade) Nabadoon.
Xeydar Cali Cumar Oday.
Aadan Axmed Barre Oday.
Axmed Macalin Aadan Oday.
Hoos ka dhageyso wareysigoodda: