Daawo Waxgarad Ka Soo Jeeda Jubooyinka Oo Si Kulul Uga Hadlay Xasuuqa Ay Ciidamada Kenya Geeysteen Magaalada Kismaayo.

0

XASUUQA KENYADaawo Waxgarad Ka Soo Jeeda Jubooyinka Oo Si Kulul Uga Hadlay Xasuuqa Ay Ciidamada Kenya Geeysteen Magaalada Kismaayo.

Waxgaradkan ayaa sidoo kale waxa ay baaq u direen dowladda Federaalka Soomaaliya oo ay ku eedeeyen inay si jilcan uga hadashay xasuuqa ka dhacay magaalada Kismaayo.

Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com