Waxaa Goor dhaw Madaxtooyada Soomaaliya lagu soo geba gebeeyay Shirkii Hogaamiyaasha Madasha wada-tashiga Qaran oo Mudo Todobaad ah uga soconayay Muqdisho Madaxda Dowladda Soomaaliya iyo kuwa Maamul Goboleedyada.
Hogaamiyaasha Madasha ayaa Shirka ka soo saaray War-murtiyeed ay isku raaceen intuu soconayay Shirka.
Ma jirto wax laga badalay Go’aankii ay horay u soo saareen Guddiga Doorashooyinka Dadban ee shaaciyay Xiliga ay dhaceyso Doorashada Soomaaliya oo ay tilmaameen in Doorshada Madaxweynaha ay qabsoomi doonto 30 OCT.
War -murtiyeedka Goor dhaw Filo Insha Allah