Qaar ka mid ah Waxgaradka, iyo Nabadoonada deegaanada Galmudug ayaa si cad ugu soo horjeestay howlgalkii Ciidanka Danab ay ka sameeyeen Xaafado ka mid ah Magaalada Gaalkacyo.
Waxa ay sheegeen in ay aad ugu xun yihiin in iyaga oo hurdaya lagu soo duulo sida ay hadalka u dhigeen.
Waxa ay sidoo kale ka hadleen labadii xubnood ee aqalka sare ee lagu kordhiyay Maamulka Puntland.
Hoos ka Dhageyso Codka:-