DHAGEYSO WAREYSI XASAASI AH:- Maxaa ka mid ah dhibaatooyinka heysta Dhalinyarada Soomaaliyeed?..

0

Muna Xassan Maxamed oo ka mid ah Dhalinyarada Soomaaliyeed ayaa Wareysi ay siisay Warbaahinta waxa ay kaga hadashay dhibaatooyinka heysta dhalinyarada Soomaaliyeed.

Sidoo kale waxa ay ka warbixisay qaabka loogu hortagi karo dhibaatooyinka iyo shaqo la’aanta heysata dhalinyarada Soomaaliyeed.

Muna Xasan Axmed waxa ay sidoo kale ka sheekeeysay qodobadii ka soo baxay shirkii loogu hadlaayay Arrimaha Dhalinyarada ee lagu soo gabagabeeyay Dalka Rwanda.

Hoos ka Dhageyso Wareysiga:-