Ciidanka Dowladda Soomaaliya ayaa caawa xiray laba wariye ka tirsan idaacadda Shabeele ee magaalada Muqdisho.
Gudoomiyaha Idaacadda Shabeelle Cabdimaalik Yuusuf Maxamed ayaa xaqiijiyay xariga loo geystay laba wariye oo kala ahaa Cali Axmed Cabdule Cali Soomaali iyo Maxamed Aadan Onkod.
Gudoomiye Shabeelaha ayaa dowladda Soomaaliya ka codsaday in xoriyooda ay siiso laba wariye oo hada ku xiran xarunta sirdoonka Qaranka.
Hoos ka Dhageyso Wareysiga:-