Xogahayaha Arrimaha Dibadda Kenya Joseph Nkaissery ayaa sheegay in Dib u celinta Qoxootiga Soomaaliyeed ee ku Jirra Xeryaha Dhabaab aay Wajahayaan Hubaal’aan waxuuna sheegay in loo baahanyahay in Nidaamka Dib u celinta Qoxootiga ee Doowladda Kenya uu Noqdo Mid Waafaqsan Sharciyadda iyo Nidaamka U Degsan QM.
Nkassery aya Sheegay inkastoo Doowladda Kenya aay Meel iska taagtay Goonka Dib Ucelinta Qoxootiga Hadana aay Socdaan Wadahadaladda u Dhexeeeya Soomalia iyo Kenya ee Ku aadan Hanaanka Dib ucelinta.
Wuxuu intaas ku daray in Bisha November oo ku Asteeysan Go’aanka Kenya ee dib u celinta Qoxootiga aay Soo Dhawdahay islamrkaana loo Baahanyahaya in Kenya aay ku Qanciso Soomaaliya in aay Diyaar u Noqotto Dib udejinta Qoxootiga Ka Imaanaya Kenya.
Sidoo kale Xoghayaha Arrim aha Gudaha Kenya waxaa uu Sheegay in Madaxweeynaha Kenya iyo Ergo uu hugaaaminayyo aay Bisha Soo socota QM kala Hadli doonaan Nidaamka Dib u celinta Qoxooxiga Soomaliyeed ee k u jira Xeryaha Dhadhaan.