Madaxweynaha Maamulka Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo ayaa sheegay in shacabka deegaanada Somaliland ay diyaar u yihiin in ay ka go’aan Soomaaliya.
Waxa uu sheegay in Ra’yi ururin ay sameeyeen Hay’adaha Somaliland lagu ogaaday in shacabka ay diyaar u yihiin in ay ka go’aan Soomaaliya.
Waxa uu tilmaamay in Beesha Caalamka loogu baahan yahay in ay tixgeliso Aragtida shacabka Somaliland iyo baaqa Madaxda Somaliland.
Hoos ka Dhageyso Codka:-