Caasho Xasan Maxamed ayaa ka mid ahayd dadkii Xalay ka badbaaday Weerarkii ay Al-Shabaab ku qaadeen Maqaayada Banaadir Beach ee Muqdisho.
Waxa ay sheegtay in ay dhawaan ku soo laabatay dalka isla markaana uu ahaa Qaraxii kii ugu horeeyay oo ay maqasho.
Hoos ka Dhageyso Codka Gabadha:-