DEG DEG+COD XASAASI AH: 4 Malyan oo Dollar oo hor leh ayaa laga dhacay Bangiga Soomaaliya, Yaase Dhacay, Xaggeese Lagu shubay?

0

Dabagal dheer oo lagu  sameysay Lacagihii laga dhacay Bangiga Soomaaliya 3-dii bilood ee lasoo dhaafay, kuwaas oo lagu shubtay Xisaab Madaxda dawladda Soomaaliya uga furan Bangiyada gudaha Soomaaliya ka jira.

Ilaa hadda xogta la helay waxay xaqiijiyeen Guddiyada Maaliyada baarlamaanka & Bangiga dhexe, waxay cadeeyen in lacagta la dhacay ay ka badan 4 Malyan oo Dollar, intaas ka badana ilaa hadda aan meelna lagu sheegi karin.

Madaxweynaha, Ra’iisulwasaaraha & Gudoomiyaha baarlamaanka sadexduba waxaa la cadeeyey in ay lacago kala duwan ku shubteen Account- u gaar ah, oo aan aheyn Khasnada dawladda Faderaalka.

Sidaas oo kale labadii Asbuuc ee lasoo dhaafay ayaa la xaqiijiyey in Bangiga Dhexe uu helay amar ah in la bixiy lacag ka badan $400,000.

HALKAAN KA DHAGEYSO