Ugaas Xasan ugaas khaliif Ayaa ka Hadlay Madaxweynaha looga Dhawaaqayo Magaalada Baladweyne kasi oo Hada ka Bilaabatay Halkaasi.
Ugaaska oo ka Qeyb Galay Xaflada lagu dhisayo Maamulka Hiiraan Ayaa Sheegay in Maamulka Dhawaan la Dhisayo isla markana sida ugu dhaqsiyaha Badan loogu Dhawaaqidoono.
Waxa uu sheegay in Reer Hiiraan aysan Cid kale Waxba ka Sugeen isla markana isku Tashadeen isagoo Dadka Reer Hiiraan la Hadlay.
HALKAAN KA DHAGEYSO