Musharax Madaxweyne C/qaadir Maxamed Cosoble ayaa sheegay in madaxda hada talada Dalka heysa ay dalka geliyeen xaalad adag oo dhan walbo ah.
Waxa uu sheegay in 6 bil ee la soo dhaafay aysan Ciidanka iyo shaqaalaha Dowladda Wax mushaar ah qaadan.
Waxa uu sheegay in lacagta dowladda loo adeegsanayo dano gaar ah iyo sidii loogu soo saari lahaa Musharaxiin dhowr ah.
Hoos ka Dhageyso Codka:-